Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

December 2, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shaxda rasmiga kulanka El Clásico Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid oo la shaaciyey… (Gavi oo rikoor sameeyey & Hazard oo…) – Gool FM




(Barcelona) 24 Okt 2021. Waxaa la shaaciyey safafka ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid oo ku ballansan kulankooda El Clasico ee horyaalka La Liga.

Ansu Fati & Memphis Depay ayaa hoggaaminaya Weerarka kooxda martida loo yahay ee Barca, halka Karim Benzema iyo Vinicius Jr ay ku soo billowdeen safka hore ee Los Blancos.

Gavi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da’da yaraa ee ku soo billowda safka hore ee kulanka El Clásico qarnigaan 21-aad.

Hazard ayaa maanta safan kara kulankiisii ugu horreeyey ee El Clasico tan iyo markii uu yimid Madrid haddii uu beddel ku soo galo ciyaartan.

Safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Barcelona XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .