Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 18, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man United iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey – Gool FM




(Manchester) 24 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Manchester United iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Ciyaartan ayaa qeyb ka ah kulammada toddobaadkan ee horyaalka Premier League waxaa ku balansan kooxaha ugu tunka weyn England ee Manchester United iyo Liverpool.

Xifaaltanka labadan naadi ayaa gaaray heerka ugu sarreeya ee kubadda cagta Ingiriiska, waxaana ay haatan is wajahayaan iyadoo ay Reds ka sarreyso Red Devils, maadaama ay kooxda martida ah ku jirto booska saddexaad ee kala sarreynta horyaalka iyadoo leh 18 dhibcood, waxayna afar dhibcood ka sarreysaa dhiggeeda oo kaalinta lixaad kula jirta 14 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man United XI:

Liverpool XI:

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .