Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 18, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Sarkaashiisii ugu sareysay cidanka Ahlusunna oo laqabtay iyagoo dhaawac ah +SAWIRRO






Dagaalka ayaa weli ka socda aagga Jaamacada iyadoo sidoo kale dhinaca xero xoosh ayaa rasaas xoogan laga maqlayaa,waxaana adag in khasaaraha la ogaado.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in hub culus weli laga maqlayo dhinaca wuqooyo bari waxaana jira waxyeelo kala duwan oo ka dhashay.

Taliyaha ugu sareeya ciidamada ahlusuna Gaashaanle Cali Faarax ayaa la sheegay in dhaawac uu soo gaaray islamarkaana gacanta ay ku dhigeen ciidamada Galmudug.

Sidoo kale sargaal lagu magacaabo cali xade oo ahlusuna xubnaha ugu muhiimsan ayaa la qabtay sida ay sheegayaan saraakiisha galmudug iyo kuwa Dawlada Soomaaliya.

Maxamuud Tashade oo isna dhaawac ah ayaa la dhigay cusbitaalka gaalkacyo oo hadda lagu dabiibayo,waxaana dhamaan saraakiishani ahlusuna ka tirsanaa ayaa gacanta ugalay Dawlada iyo Galmudug oo isku dhinac ah.

Meelaha ugu badan ee rasaasta ka dhaceyso waa agagaarka ceel abshir,tuulada gaban,agagaarka jaamacada,Cusbitaalka istarliin iyo agagaarka guriga sheekh shaakir degganaa.






Wardoon news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .