Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

November 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

“-Nimankii sangaha meerin jiray buurta sinaheeda -Uu yidhi sanaag haw marin oo …


“-Nimankii sangaha meerin jiray buurta sinaheeda
-Uu yidhi sanaag haw marin oo looga qaxay Saaxil
-Saldhiggoodii baa laga fadhiyey waa siloon tahaye
-Haddii aysan qaybteen la socon kuma sugnaadeen”

Gabaygan waxaa tiriyey Abwaan Baashe Jaamac Caddeysay sanadii 2012-kii. Xiligaas oo ku beegnaa aas-aaskii Khaatumo, wuxuuna ku sheegayaa maamulka Khaatumo wuxuu uga dhigan yahay gobolada SSC iyo dadka degan.





Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .