Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

December 1, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Madaxtooyadda Soomaaliya oo Murtiyeedka kasoo saartay kulamaddi xalka loogu gaar…

Madaxtooyadda Soomaaliya oo Murtiyeedka kasoo saartay kulamaddi xalka loogu gaaray Khilaafka madaxda ugu sareysa ee dalka.

Kulan ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxmed Xuseen Rooble ayaa looga wada hadlay qodobadan:

1. Dardar gelinta howlaha Dooroshoyinka.

2. Xoojinta wadashaqeynta iyo dardar galinta Hay’adaha Amniga Qaranka.

3. Xallinta kala aragti duwanaanshihii ka dhashay hoggaanka hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (HSNQ).

4. Kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

Kulankaan oo ku qabsoomay jawi wanaagsan Madaxduna ay diiradda ku saareen maslaxadda… More


May be an image of 3 people, people sitting and indoor


Shabelle Tv

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .