Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

November 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Maxey ka wada hadleen Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya iyo kan Thailand? – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Nairobi-KNN-Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamud Axmed Nuur Tarsan, ayaa la kulmay danjiraha Thailand u fadhiya dalka Kenya H.E. Sasirit Tangulrat.

Labada Safiir ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal oo ay ku jiraan horumarinta ganacsiga gaar ahaan kalluumaysiga, caafimaadka iyo waxbarashada.



Post Views:
2



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .