Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

WARARKA MAANTA| Gudoomiyaha Gobalka Saaxil ee Somaliland Ahmed Mohamed Haashi ay…

WARARKA MAANTA| Gudoomiyaha Gobalka Saaxil ee Somaliland Ahmed Mohamed Haashi ayaa yiri” Guud ahaan Gobalka gaar ahaan Magaladda Barbara waxaan ka Saaraynaa Daddka Ajaanibta ah ee kaso jeeda Somalia, Hadana waxaan wadnaa Tira koobkooda”.

Dhawaan ayey ahayd markii Gobalka Sool laga saaray Dadka kaso jeeda Kofurta Dalka, halka Kuwa kalana Magaladda Ceerigaabo loo qabtay inay kaga baxaa Mudd 14 Cishaa oo hada Gabaabis sii ah.

Dadkan ayaa badi ah kuwa kuleh Deegaanadan Ganacsiyada ugu waa weyne waxayna ku sugnaayeen Mudoo 20 sano ku dhow.

XIGASHO Abdirahman Hayir


May be an image of 1 person


Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .