Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Kaluumaysatada Kenya oo ku hanjabay in ay si wadayaan kalluunka ay kala baxaan biyaha Soomaaliya. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Kaluumaysatada Lamu Kenya ayaa wacad kumaray inay sii wadayaan Kaluunka ay kala soo baxaan Badda Soomaaliya Loo Xukumay Shalay .

In Kabadan 7 Kun oo Kaluumaysato ah ayaa Maalin walba ushaqo taga Badda Soomaaliya Loo Xukumay Kuwaas oo %65 Kaluunka Kahela Goobtaas oo Noloshoodu Kutiirsantahay.

Arintaan ayaa timid maalin kadib markii Soomaaliya ay Kenya kaga guuleysatay Maxkamada ICJ



Post Views:
6



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .