Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Afar sano oo maanta laga joogo qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Isgoyska Soobe ee Muqdisho. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Afar  sanadood ka hor maanta oo kale 14-kii October waxay u aheyd Soomaaliya, gaar ahaan reer Muqdisho maalin mugdi iyo murugo xambaarsan.

Waxaa isgoyska Zoobe ee caasimadda ka dhacay qarax weyn oo galaaftay nolosha ugu yaraan 100 qof, islamarkaana geystay burbur xooggan oo hantiyeed iyo dhaawac maskaxeed.

Dhacdadaan oo laheyd naxdin iyo amakaag,ayaa sababtay in maalin qura ay dhibaatooyin isugu jiray dhimasho,dhaawacyo  iyo burbur hanti ay soo gaarto dad ku dhow kun iyo shan boqol oo -ruux oo ahaa kuwo meherado ganacsi ku lahaa isoyska Soobe iyo dad socota ah oo marayey halkaasi.

Haddaba warbixintan waxaa noo diyaariyay Sakariye Maxamed Salaad.



Post Views:
8



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .