Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 18, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBALEEDKA KOONFUR GALBEED OO KULAN LA QAATEY WAKIILO KA SOC…

MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBALEEDKA KOONFUR GALBEED OO KULAN LA QAATEY WAKIILO KA SOCDEY BEESHA CAALAMKA.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socdey beesha caalamka oo ay uga horeyso kuxigeenka Wakiilka qaramadda midoobe ee soomaaliya ayna qeyb ka ahaayeen safiirada UK iyo Midowga Yurub.

kulanka waxaa looga hadley Xaalada Dadkii laga soo musaafuriyey Laascaanood,
Amniga guud Iyo Doorashooyinka Aqalka hoose ee La filayo in ay ka bilaabadaan deegaanada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.


May be an image of 8 people, people standing, suit and footwearMay be an image of 3 people, people sitting and people standingMay be an image of 1 personMay be an image of 2 people, people standing, people sitting and indoor


Dalka Tv

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .