Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshisiinta ee XFS ayaa Maanta w…

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshisiinta ee XFS ayaa Maanta waxaa ay Magaalada Baydhabo ka Daahfurtay Kulanka Wadatashiga Diyaarinta Qorshaha Hanaanka Dhab-U-Heshisiinta ee Heer Dowlad Goboleed.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Madax ka socotay Wasaarada Arrimaha Gudaha XFS iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.


May be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 3 people, people sitting and indoorMay be an image of 3 people, people sitting and indoorMay be an image of 7 people and people sitting


Dalka Tv

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .