Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Taliyaha Booliska gobolka Nugaal, Maxamed Jaamac Dagale ayaa sheegay in dowladdu…

Taliyaha Booliska gobolka Nugaal, Maxamed Jaamac Dagale ayaa sheegay in dowladdu bixineyso diyada gabadh dhallinyaro ah -Maryan Axmed Caato- oo xalay ku dhimatay rasaas ay ku fureen baabuur ay saarneyd ilaalada madaxweynaha Puntland, xilli madaxweynuhu ka soo laabtay safar oo uu soo galayey Garoowe.

Taliyuhu wuxuu sheegey in baabuurka gabadha ay saarneyd uu waday wiil kaasi oo hadda xidhan.

Wuxuu sheegey in arrintaas ay si dayac ah ku dhacday.

BBC


May be an image of 1 person, standing, headscarf and road


Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .