Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlayay Munaasabadda lagu furayay doorashada Aqal…

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlayay Munaasabadda lagu furayay doorashada Aqalka Sare ee Somaliland oo maanta ay bilaabatay hadal jeedinta Musharaxiinta ayaa sheegay inuu u taagan yahay cadaaladda, isagoo caddeeyay Ikraan Tahliil in ay heleyso cadaalad.

Waxaan u taaganahay Cadaaladda kuwa dhibka u geystay Ikraan Tahilil ama maanta aan helno ama berri aan helno gacanta shacabka ayay soo geli doonaan, waana lala xisaabtami doonaa, qalbigiinna kheyr u sheega, Maxkamadda Milateriga ayaa loo xilsaaray, go’aankeeda ayaan sugeynaa” ayuu yidhi.

Qorahay Media


May be an image of 1 person and standing


Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .