Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

November 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Musharixiinta ku tartamysa berri kuraasta Aqalka Sare ee G/waqooyi oo la shaaciyay. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-maamulka doorashada Xildhibaanada  aqalka sare ee Gobolada Waqooyi ayaa shaaciyay liiska Musharixiinta galeysa doorashada maalinta berri ah oo arbaco ah.

Guddiga ayaa qoraal ay soo saareyn ku sheegeen in maalinta berri oo ay taariikhdu tahay 29/09/2021 la qaban doono kuraasta aqalka sare ee Somaliland iyagoo usoo kala saaray sidee u kala horreyn doonaan Musharixiinta galeysa doorashada.

Lix kursi ayaa la qaban doonaa doorashadooda beri sida ku xusan qoraalka Guddiga maamulka doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi.



Post Views:
2



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .