Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 21, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Waa tee kooxda ugu cad-cad inay la saxiixato da’yarka Jude Bellingham? … (Man United, Man City mise Chelsea?) – Gool FM




(Manchester) 19 Sebt 2021. Wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa daaha ka qaaday Kooxda ugu cad-cad labada Manchester ee Man United & Man City iyo weliba Chelsea inay la saxiixdaa da’yarka Jude Bellingham.

Manchester United ayaa ugu cad-cad inay la wareegto Jude Bellingham, inkastoo xiddiga Dortmund ay sidoo kale xiiseynayaan Kooxaha Chelsea iyo Manchester City, sidaas waxaa daabacay Wargeyska The Sun.

Kooxda Manchester United ayaa ugu cad-cad saxiixa xiddiga Naadiga Borussia Dortmund ee Jude Bellingham, sida uu qoray Wargeyska The Sun.

18-sano jirkaan Bellingham ayaa sidoo kale waxa uu xiiso ka helayaa Man City iyo Chelsea kaddib markii uu ka soo dhalaalay dalka Jarmalka oo uu kaga soo dhaqaaqay Magaalada Birmingham City sanadkii 2020.

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .