Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

December 1, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Juventus iyo AC Milan ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey – Gool FM




(Turin) 19 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Juventus iyo AC Milan ee horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ayaa la shaaciyey.

Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa soo dhoweyneysa naadiga AC Milan iyadoo labada naadi ay ku kala jiraan qaab ciyaareedyo kala heer ah isla markaasna is dhaaf ah marka lala barbar dhigo xilli ciyaareedyadii lasoo dhaafay.

Milan ayaa bandhig heer sare ah ku jirta xilli ciyaareedkan iyadoo wada adkaatay dhammaan saddexdii ciyaar ee ay dheeshay horyaalka halka Juve ay weli raadineyso guusheedii ugu horreysay horyaalka fasalkan iyadoo barbarro gashay kulankii koowaad sidoo kalena ay u raaceen labo guuldarro.

AFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Juventus XI:

Image

AC Milan XI:  Ante Rebic, Rafael Leao, Brahim Diaz, Alexis Saelemaekers, Franck Kessie, Sandro Tonali, Theo Hernandez, Alessio Romagnoli, Simon Kjaer, Fikayo Tomori, Mike Maignan.

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .