
Waxaa goordhaw lasoo bandhigay habraaca doorashada kuraasta Aqalka sare ee gobolada Waqooyi ku matalaya Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.
Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa si wadajir ah usoo saaray habraaca doorashada kuraasta Aqalka sare ee gobolada Waqooyi.
Labada masuul ayaa sidoo kale sheegay iney soo saari doonaan liiska Musharaxiinta Aqalka sare, islamarkaana ay ku wareejin doonaan guddiga doorashooyin ee gobolada Waqooyi.
Hoos ka akhriso habraaca doorashada oo faahfaahsan:-
More Stories
Digniin laga soo saaray duqeymaha ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya lagu soo celinayo
Casharka Tafsiirka { 22-05-2022}= Suuratu {al-Towba Darsigii {261AAD} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia
Barnaamijka Falanqeynta Wararka (22-05-2022) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia