Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 15, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Weriyaha Iyo Warbaahinta Sool/Laascaanood. ———————————–…

Weriyaha Iyo Warbaahinta Sool/Laascaanood.
—————————————–
(Fadlan in yar dulqaado oo wada akhri qoraalka).

Warbaahintu nooc kasta oo ay leedahay waa furaha maankooda iyo indhaha ay wax ku arkaan, bulshooyinka dunida jooga oo dhan. Dadku waxay u noolaadaan hadba sida ay u ga war-hayaan waxa hareerahooda, gudahooda iyo dibaddooda ba ka dhacaya, iyada ayayna metelaan. Haddii ay warbaahintu danahooda iyo dareenkooda u shaqayso, ummadda meeshaas joogta waa ay hormartaa, haddii ay ka seexato na waxa ay la mid tahay sidii iyaga oo dhego la’, makhluuqa kale na weligood waa ay ka danbeeyeen.

Weriyaha oo ah cidda dhaqaajisa warbaahintaas, shaqada u gu weyn ee uu hayo ma… More


May be an image of outdoors


Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .