Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Xingalool Hospital xaalad Caafimaad oo COVID-19 ah ayaa laga soo sheegayaa dadku…

Xingalool Hospital xaalad Caafimaad oo COVID-19 ah ayaa laga soo sheegayaa dadku aad ayay ugu dhimanayaan Xanuunka Maalinkii ugu yaraan hal qof ayaa ku dhinta shaqaalaha caafimaadku dedaal ayay muujinayaan inta awooddooda ah

Waxay dhinaca kale wadaan Shaqaalaha Caafimaadku Talaalkii COVID-19 oo ay bulshada Siinayaan kuna wacyigelinayaan

Gurmadkii Dawladda ayaa meesha ka maqan oo ay baahi wayn u qabaan dadka deegaanku

Xingalool, Sanaag Somalia
#PrayforXingalool


May be an image of sky and road


Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .