Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo AC Milan ee tartanka Champions League oo la shaaciyey – Gool FM




(Liverpool) 15 Sebt 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo AC Milan ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey

Garoonka Anfield ee magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska ayaa caawa marti gelinaya kulan kugu qasbi kara inay xusuustaada dib u laabato marka ay naadiyada Liverpool iyo AC Milan ay caawa ku kulmaan wareegga guruubyada ee Champions League xilli ciyaareedkan.

Kulankan ayaa ka tirsan guruubka B ee tartanka Champions League, waxaana uu kulminayaa 13 koob oo tartanka horyaallada Yurub ah maadaama ay Reds qaadday lix jeer, Milan-na ay hanatay toddobo jeer.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

No description available.

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .