Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter iyo Real Madrid ee tartanka Champions League oo la shaaciyey – Gool FM




(Milano) 15 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter iyo Real Madrid ee ciyaarta koowaad guruubka D ee tartanka Champions League.

Kooxaha Inter Milan iyo Real Madrid ayaa xilli ciyaareedkii labaad oo xiriir ah ku kulmaya wareegga 16-ka ee tartanka Champions League iyadoo fasalkii lasoo dhaafay ay labada ciyaar wada guuleysatay Los Blancos.

Nerazzurri ayaa ku dhammeysatay booska ugu hooseeya ee guruubkooda fasalkii hore ee 2020/21, haatan se, Macallin Simone Inzaghi iyo xiddigahiisa ayaa maanka ku haya inay ka meyrtaan tii dhacday xilli ciyaareedkii hore.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Inter XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .