Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 19, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Kooxda xigta ee uu Angel Di Maria u ciyaari doono marka uu ka tago Paris Saint-Germain oo la sii ogaaday – Gool FM




(Paris) 15 Sebt 2021. Angel Di Maria ayaa la soo warinayaa inuu dib ugu laaban doono dalkiisa Argentina marka uu ka tago Kooxda uu iminka ka tirsan yahay ee Paris Saint-Germain.

Di Maria ayaa rajeynaya inuu dib ugu laaban doono Kooxda Rosario, marka uu ka dhaqaaqo caasimadda Faransiiska.

Sida lagu daabacay Warsidaha Le10, Angel Di Maria ayaa doonaya inuu dib ugu laabto dalkiisa Argentina, isla markaana uu ciyaarihiisa ku soo gabagabeeyo Kooxda Rosario Central.

Tallaabadan ayaysan u badnayn inuu qaado ka hor inta uu ka dhammaanayo qandaraaskiisa Kooxda Paris Saint-Germain sanadka 2023-ka, laakiin marka uu dhammaysto heshiiska uu ku joogo caasimadda Faransiiska, waxa uu dib ugu laaban doonaa kooxdii carruurnimadiisa, halkaasoo uu kabaha kubadda cagta isaga siibi doono sida qorshuhu yahay.

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .