Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Gudiga Fulinta ee Midowga Dhalin yarada oysu Qayb kamid ah oo Caawa Kulmay Gud…

Gudiga Fulinta ee Midowga Dhalin yarada oysu Qayb kamid ah oo Caawa Kulmay

Gudiga Fulinta Midowga Dhalin yarada & Ardayda Somalida Ogadenia ee (oysu) Qayb tooda Gudaha ayaa Cawa ku kulmay
Magalada JigJiga Gar ahan Hutel Istanpul

Waxaana Kulan kan Gudiga isugu yedhay
Xoghayaha Guud Ahna Hoganka Arimaha Gudaha JWXO Halgame Cumar Sheikh Abdullahi Cumar Sooyo ,

Kulan kan ayaa kusab sanaa sidii loo dar Dar galin lahaa Howlaha ururka Dhalin yarada ee Dal iyo dibadba ,sido kale waxa Gudiga lasoo dhex dhigay ,Qodobo Dhowr ah oo ay ka dooden .

Suuraj Faarax
Qorahay Media (2021)


May be an image of 1 person, sitting, wrist watch and indoorMay be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 2 people, people sitting, wrist watch and indoorMay be an image of 1 person, sitting and indoor


Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .