Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa sheegay in guddi ka kooban 45 Qof oo uu u ka…

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa sheegay in guddi ka kooban 45 Qof oo uu u kala qaybiyey Saami qaybsiga Beeleed ee Beelaha dega magaalada Laascaanood .

Guddigan oo kooban :

Faarax Garaad 11 Qof
Maxamuud Garad 11 Qof
Baha Nugaaleed. 11 Qof
Gabooye 3 Qof
Fiqishini 5 Qof
Culimada. 4 Qof
Beri Sagaalka Subaxnimo iyo guriga Garaadka Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa lagu ballanay

Bidhaan Media


May be an image of 3 people, people standing, glasses and indoor


Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .