
Meher la’aan i guurso !
Waa o’lole si weyn uga socda Baraha Bulshada carabta oo ay wadaan haweenka dalka Lubnaan.
Waxay ka cararayaan guur la’aan iyo kelmadda ‘Guumeys’ oo dhibtay.
“Guurku wuxuu noqday mid adag
oo sii xumaanaya, waxaan doonaynaa in la dhimo ama bilaash laga dhigo;si loo helo xasilooni nololeed iyo jacayl dhab ah” – Ayey dheheen gabdhaha hormuudka u ah o’lolaha I guurso meher la’aan.Dumarka dalal badan oo carbeed sida Masar ayaa ku biiray o’lolahan.
Soomaaliya waxay kamid tahay dalalka uu qaaliga sii noqonayo guurku, makula tahay in gabdhaha Soomaaliyeed ku biiraan o’lolahan?
Xigasho: Mohamed Salh.
More Stories
Halgamaaga Haragdaamo Wax Ma-yeesho.
Wasiir Xasan Macalin oo la wareegay labo ka mid ah wasaaradaha XFS oo la isku dh…
Halgamaaga Haragdaamo Wax Ma-yeesho.