Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Wafti uu hoggaaminaayo guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer feder…

Wafti uu hoggaaminaayo guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka Jubbaland.

Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed SEIT Jubbaland Dr Siyaad Mursal Maxamed iyo xubnaha kale ee guddiga ayaa maanta si diirran garoonka diyaaraha ee magaalada Kismaayo ugu dhaweeyay guddoomiye Maxamed Xasan Maxamed ( Cirro) iyo waftigii uu hoggaaminayay.

Waftiga FEIT ayaa Kismaayo u Tagey arrimo la xiriira dardargalinta qabsoomidda doorashada xildhibaanada Aqalka sare ee maalmaha soo socda ka dhici doona Jubbaland.


May be an image of 2 people and people standingMay be an image of 2 people, people sitting, suit and indoorMay be an image of 10 people, people standing and outdoors


KGS News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .