Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Wafti balaadhan oo uu hogaaminaya gudoomiyaha Gobalka Shabeele ee xisbiga ONLF M…

Wafti balaadhan oo uu hogaaminaya gudoomiyaha Gobalka Shabeele ee xisbiga ONLF Mudane Mohamed Garaad Sahal
ayaa gaadhay maanta Abaaqoroow halkaas oo ay hawlo shaqo samafaleed iyo wacyigalin isugu jira kaqabsoomeen.

Socdaalkaan oo ay gudoomiyaha ku weheliyeen hoogaanka samafalka gobalka Shabeelle Mudane Naftiihure Muuse Dayuurad iyo Hogaanka Warfaafinta Gobalka Mudane Abdi Xafiid Bashiir iyo Xoghayaha Gobalka Shabeele ee Ururka OYSU Mudane Mohamed Abdi Hussein.

Waxaana halkaas lagu wareejiyay deeq lacageed oo loogu talagalay agoonta JWXO ee Degmada.

Wariye Ramadan


May be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of 8 people, people standing and outdoorsMay be an image of 6 people, people standing and outdoorsMay be an image of 4 people, beard, people standing and outdoors


Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .