Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 17, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Wafdi ka socda Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Ku Wajahan Jubbland. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal (FEIT), iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo ku wajahan maanta Magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah Jubbaland.

Wafdiga uu horkacayo guddoomiye Maxamed Xasan Cirro ayaa ujeedka safarkooda yahay  dardar-galinta qabsoomidda doorashada baarlamaanka Aqalka sare ee Baarlabaanka Federaalka Soomaaliya  ee dhawaan la filaayo in ay ka bilaabato dalka gaar ahaana Magaalada Kismaayo ee Jubbland.

waxaa ay sidoo kale Guddoomiye Maxamed Xasan Cirro iyo xubnaha la socda ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona Guddiga hirgelinta doorashooyinka Jubbaland, iyagoona ka wada hadli doona qabsoomida doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare.

Guddiga dooraahada heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa dhawaan sheegay in doorashada Xubnaha Aqalka sare ku qabanayaan waqtigii loo qorsheeyay oo aheyd 25-ka bishan oo maalinta berri ku beegsan, isla markaana ay u diyaar u yihiin qabashada doorashada.



Post Views:
124



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .