Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 17, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Saraakiil ka tirsan AMISOM oo booqday goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka labada aqal. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Saraakiil ka tirsan ciidammada Booliska Nabad illaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta booqday goobta loo asteeyay in lagu qabto doorashada labada aqal ee Baarlamaanka Dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya si ay u qiimeyn iyo indho-indheyn ugu sameeyaan.

Saraakiisha ayaa warbixinno ka dhagaystay Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed SEIT ee Jubbaland Mudane Dr Siyaad Maxamed Mursal iyo guddoomiyaha guddiga Baarlamaanka Jubbaland u qaabilsan qabashada doorashada aqalka sare Xildhibaan Xuseen Xirsi Axmed.



Post Views:
72



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .