Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 21, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

R/wasaare Rooble oo ku wajahan London. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa inuu tago magaalada London ee dalka Ingiriiska.

R/wasaare Rooble ayaa waxaa ka qeyb galaya shirka Caalamiga ee arrimaha waxbarashada, kaasoo uu shir guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson.

Shirkan ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galaya madax kala duwan oo Afrika ka socda.

Madaxda shirkan lagu casuumay ayaa ayaa ka mid ah Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.



Post Views:
201



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .