Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

MW Axmed Madoobe oo saacadaha soo socda shaacin doono Murashaxiinta Aqalka Sare. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Madaxweynaha Dowlad Goboleydka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa la filayaa inuu soo gudbiyo liiska Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare ee Baarlmaanka Federaalka ee laga soo doorto Jubbaland.

Jadwalka doorasho ee Aqalka sare ayaa loo muddeeyay inay bilaabato maalinta berri oo Axad ah kuna beegan 25 July, sida qorshuhu yahay Jubbaland ayaa noqon doona Maamulkii u horreeyay ee bilaaba doorashada Aqalka Sare.



Post Views:
4



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .