Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 17, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

“”My Victory Is different….!”” ——————— Sanad-dugsiyeedki 2019…

“”My Victory Is different….!””
——————— 🔷️Sanad-dugsiyeedki 2019-20 Allah wuxuu igu caawiyey inaan dedaal xooggan sameeyo,waxaan si xeeldheer udiraaseeyey Labo Manhaj oo isasaaran.
Xilligaas Hankaygu wuxuu ahaa inaan noqdo ardayga 1aad ee 11 kun iyo dheeraad oo imtixaankii Somaliland ufadhiisanaysay,iyo 6 kun iyo dheeraad oo arday oo imtixaankii Puntland ufadhiisanaysay. Ta Alle uun ayaa hirgashee,ma aan xaqiijin Hankii,balse Alle Meel hoose imamarine imtixaankii PL waxaan noqday ardaygii 53aad ee 200 arday ee wasaaraddu shaacisay inay ugu sarreeyeen imtixaankii.Somaliland iyada kala sarrayn lama shaacine,waxaan kamid ahaa 33 arday oo Gobolka Sool A+ kakeenay imtixaankii.. … More

May be an image of 4 people and people standing


Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .