Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

July 24, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Waxaan aan Halkaan Hambalyo iyo ducaba Uga dirayaa Garaad Maxamed Garaad Abshir…

Waxaan aan Halkaan Hambalyo iyo ducaba Uga dirayaa Garaad Maxamed Garaad Abshir Saalax oo Maanta si rasmi ah ula wareegaya saldanadii Beesha Guuled Garaad Ee uu ka Geeriyoday Aabihi Garaad Abshir Saalax Sanadi 2016kii, Aniga oo ugu Duceynaya in illaahay xilka culus Ee uu qaaday u fududeeyo.

Mudane Garaad Gudoonka Dhaqanka Waxaa ka Qaada:-

1.Gacan Guran

2.Gudoon Jilicsan

3.Gaar Eexo

Waxa Aan Talo kugu Sinaaya In Aad Ka Dheeratid Waxkasta oo Waxyeeleynaya Dhaqanada Hogaamintaada aniga oo Aaminsan In uu Eebe kugu Astuuri doono Masuuliyada Culus ee Aad Qaaday.

Ugu Danbeyn Mudane Garaad ku Soo Dhawoow Hogaanka Dhaqanka Soomaliyeed

Hon Cabdi Qowdhan Warsame


May be an image of 5 people, people standing, indoor and text


Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .