Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Tobonaan ruux oo lagu xiray dibad baxyo ka soconaya wadanka Kolombiya. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Ugu yaraan 70 ruux ayaa lagu xiray dibad baxyadii ugu danbeeyay ee looga soo horjeedo dowladda ee ka dhacay wadanka Kolombiya sida ay sheegeen booliska.

Dibad baxayada looga soo horjeedo dowladda ayaa bilowday bishii April waxaana lasheegayaa in dibad baxyada ay markoodii hore ka bilowdeen canshuurta oo sara loo qaaday.

Dowladda waxa ay sheegtay in rabshadaha illaa iyo haatan ay ku dhinteen sadax ruux balse Qaramada Midoobay waxa ay dalbanaysaa in lasameeyo baaritaan madax banaan.



Post Views:
131



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .