
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliyaa Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed GuuleedWadatashi iyo gorfeyn ka dib waxaa la isla gartay in Guddoomiye Cabdi Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenku muddo kooban xal uga soo gaaraan kala aragti duwanaanshahooda arrimaha doorashooyinka si ay u qabsoonto doorashada xubnaha labada aqal ee gobollada Waqooyi.
More Stories
“Alshabaab ayaa duugay ceelal xoolana laayey ilaa hada maamulka hirshabelle waxb…
IEBC ayaa ku dhawaaqday in William Ruto uu helay 50.49% codadkii la dhiibtay. T…
Waxaa hadda Buuq iyo rabshado ka taaganyihiin xaruntii Guddiga doorashada ee Bom…