Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

July 24, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Madaxweyne Deni oo maanta dib ugu laabtay Garoowe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa dib ugu soo laabtay Puntland isaga iyo wafdi uu hogaaminaayo kadib safar uu ugu maqanaa dalka Kenya oo maalmo qaatay.

Wafuuda Madaxweyne Deni waxaa garoonka Garoowe ku soodhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Puntland oo ay ugu horeeyaan, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo kuwa kale.

Saciid Deni ayaa mudda bil ku dhowaad ah safar la xiriira ololaha doorashada Soomaaliya ugu maqnaa dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha ayaa Caawa kulan gaar ah la yeelan doona Guddoonka Baarlamanka, si loo dhammaystiro heshiis hordhac oo ay labada dhinac ka gaareen muran siyaasadeed u dhexeeyay.

Sidoo kale, waxa la filaya in ay ka wada-hadlaan soo saarista liiska xubnaha u tartamaya Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya.



Post Views:
23



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .