Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

September 17, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray degaanka Qaycad


Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane, Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa goordhow gaaray degaanka Qaycad oo ka mid ah furimaha hore ee ay saakay Ciidamada Galmudug iyo kuwa xoogga dalka ay kala wareegeen Argagaxisada Al-Shabaab.

Madaxweyne Qoor-qoor oo qayb ka ah hoggaaminta dagaalka ayaa horseed u noqonaya howlgallada ka dhanka ah kooxda nabad-diidka ah ee Al-Shabaab.

Howlgallada lagu baacsanayo haraadiga Argagixisada Al-shabaab ayuu ujeedkoodu yahay in malleeshiyada lagaga sifeeyo magaalo xeebeedka Xarardheere ee Gobolka Mudug iyo degaannada kale ee ay firxadka ku joogaan.



Radio Muqdisho

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .