Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 21, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

DEG DEG:-Dagaal culus oo goordhow ka bilowday Mudug. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Dagaal culus oo dhexeeya ciidamada xoogga oo kaashaanaya daraawiishta Galmudug iyo dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa hada waxaa uu ka socdaa gudaha deegaanka Camaara ee gobolka Mudug.

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay weerar ku qaadeen xubno ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa deegaanka Camaara.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in haatan la maqlayo dhawaqa rasaasta iyo madaafiicda la isku adeegsanayo dagaalka.

Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka, maadaama uu weli socda dagaalka.



Post Views:
86



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .