Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 15, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

AMISOM oo ciidamada DF ku wareejiyay saldhigga Maryan-Gubaay – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM ayaa Amaanka iyo gacan ku haynta saldhigga Maryan-Gubaay oo ka tirsan gobolka shabeellada hoose ku wareejiyay Militeriga Soomaaaliya.

Saraakiil ka socotay AMISOM,ciidamada xoogga, guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose, Cabdulqaadir Siidii iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb gallay munaasabad kooban oo lagula kala warreegayay.

Saraakiisha ciidamada xoogga ayaa sheegay in wareejinta saldhigan uu qeyb ka yahay ahayd Qorshaha Kalaguurka.

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa mudooyinkii u dambeeyey la wareegayay Saldhigyada Amisom hore gacanta ugu haysay.



Post Views:
25



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .