Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

July 24, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Kuliyadda caafimaadka Jamacada bariga africa faraceeda Buuhoodle.2021. Waxaa h…

Kuliyadda caafimaadka Jamacada bariga africa faraceeda Buuhoodle.2021.

Waxaa habeenkii xalay Loo Ansixiyay Mawduucyadii (Topics) Ay Ku qalin jebin lahaayeen Ardayda Semisterskii igu danbeyey ky jirta, Departmentiyada kala ah Nursing iyo Community Midwayfe.
Waxaana goob jooga ahaa Gudiga Cilmibaadhisa Jamacada Bariga Afriga Faraceeda Buuhodle.
Gudoomiyaha jaamacada. Sheikh Abdalla Abdi semed.
Deanka kuliyada caafimaadka.Mr: Abdale Ahemd rowte
Deanka kuliyada BBA. Eng, Ahmed Boos dhakaatiir iyo macalimiinba.
Ardayda ayaa dhankooda soo bandhigay Topicyo waxtar u leh deegaanka iyaguna ay ka faidaysan doonaan wax badana ka ogaan doonaan insha allah.







Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .