Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 1, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shir u socda Cabdi Xaashi, Saciid Deni, iyo Axmed Madoobe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan Airport Hotel ka socda shir u dhaxeeya Guddoomiye  Aqalka sare Cabdi Xaashi iyo Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlaya sidii xal looga gaari lahaa muranka u dhaxeeya ee labada garab ee Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi oo shirka dhexdooda ahaa uu is faham waa ku dhamaaday.

Shir jaraa’id oo la filayay inay qabtaan garabka uu hoggaamiyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa la hakiyay, kaddib codsi la soo sheegay inuu uga yimid  Puntland iyo Jubbaland.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa kulan gaar ah maanta la qaatay Guddoomiye Cabdi Xaashi, kaasi oo xafiiskiisa sheegay in uu is-fahan ku soo dhammaaday.

Arrinta Somaliland ayaa ka mid ah labada qodob ee ugu adag shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka.



Post Views:
129



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .