Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

June 23, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Hirshabelle oo eedeyn culus u jeedisay Wasiirka Maaliyada






Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ku eedeeyay Wasiirada Maaliyadda iyo Qorsheynta xukuumada Somalia inay caqabad ku noqdeen sii deynta lacago loogu tala galay wax ka qabashada fatahaadaha ka taagan degaano hoos taga Maamulkaas.

“Waxaa wax laga xumaado ah laga xumaado ah in Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasiirkeeda ay caqabad ku noqdeen fududeynta iyo sii deynta qarashaad wax looga qaban lahaa arrimaha hadda taagan dhibaatadana heerkaan ma gaarteen hadii wasaarada Maaliyada sii deyn laheyd qarashaadka looga hortagayo fatahaada xilligii Maamulka dalbaday” ayaa lagu yiri War Saxaafadeed ka soo baxay guddiga fatahaadaha Hirshabelle.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEED






Wardoon news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .