Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

June 23, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey – Gool FM


(London) 12 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Arsenal kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI: Thiago Silva, Azpilicueta, Zouma, Jorginho, Kepa, Mount, Chilwell, Pulisic, Havertz, Reece James, Gilmour

Subs: Giroud, Alonso, Emerson, E. Mendy, Werner, Ziyech, Hudson-Odoi, V. Livramento, Anjorin

Arsenal XI: Aubameyang, Leno, M.Elneny, Mari, Partey, Tierney, Martin Odegaard, Holding, Gabriel, Smith Rowe, Saka

Subs: Willian, Lacazette, Ryan, Cedric, Chambers, Bellerin, Pepe, Ceballos, Martinelli.

Gool FM.





Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .