Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

June 23, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Kooxda Arsenal oo guul ka soo heshay kooxda Chelsea oo ay ku booqatay garoonka Stamford Bridge… +SAWIRRO – Gool FM




(London) 13 Maajo 2021. Kooxda Arsenal ayaa guul ka soo heshay kooxda Chelsea oo ay ku booqatay garoonka Stamford Bridge, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-1, ciyaar qeyb ka aheyd kulammada horyaalka Premier League.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-1 ay ku hoggaamineysay kooxda martida aheyd ee Arsenal.

Daqiiqadii 16-aad kooxda Arsenal ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta waxaana 0-1 ka dhigay xiddigooda Emile Smith-Rowe, kaddib markii uu caawin ka helay saaxiibkiis Pierre-Emerick Aubameyang

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Balse ugu dambeyntii ciyaarta ayaa ku dhamaatay 0-1 ay kaga soo adkaatay Arsenal kooxda Chelsea oo ay ku booqatay garoonka Stamford Bridge, Arsenal ayaa haatan ka soo fariisatay dhanka kala sareynta horyaalka booska 8-aad, halka Blues ay fadhiso kaalinta 4-aad.

SAWIRRO:

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .