Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

June 23, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Gool FM oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasibadda Ciidul Fitriga – Gool FM




(Muqdisho) 13 Maajo 2021 – Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka GoolFM.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Fitriga u dirayaan dhammaan shacabka Muslimiinta ah ee caalamka guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan sanadkan sanadkiisa kale ummadda Soomaaliyeed u rajaynaynaa inay ku gaaraan caafimaad, nabad iyo baraare ay dhibka uga raystaan.

Kulla caam wa antum bi alfi khayr.

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .