Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 13, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

WAR DEG DEG Xisyada Mucaaradka Deeganka Iyo Gudiga Doorashooyinka Itoobiya Oo …

WAR DEG DEG

Xisyada Mucaaradka Deeganka Iyo Gudiga Doorashooyinka Itoobiya Oo Manta Kulan yeeshay Ayaa Hada Soo Dhamaaday.

Waxayna Kala yihiin Axsaabta Mucaaradka Ah Ee Kulankan Galay Waxay Kala yihiin FEP ONLF & AZEMA

Waxayna Asxaabta Mucaaradka ugudbiyeen Gudiga Doorashada itoobiya Cadaymihii Oo iskugu Jira Maqal Muuqaal Iyo Waliba Sawiro Badan Cadaymo Ah

Hadaba Asxaabta Mucaaradka Ee Deeganka Somalida Ayaa Gudiga Doorashada Usoodhigay 3 Qodob Oo Kala Ah

1.In Labadalo Dhamaan Kaararkii Sogaadhay Deeganka Somalida

2.In Labadalo Dhamaan Hawlwadeenkii Kashaqaynayay Doorashada Deeganka

3.in Ay Goobjoog Ka Ahaadaan Asxaabta Mucaaradka Talaabo Kaste Oo Kusaabsan Arrimaha Dooraahada Islamarkaana Ay Wakiilo Ku Lahaadaan Gudiyada Doorashada.

Hadaba Gudiga Doorashada Itoobiya Ayaa Sheegay in Ay Iyagu Dib iskugu Noqonayaaan Islamarkaana Intayna Dhamaanin 5tii Cisho Ay Jawaab Sax Ah Ka Keeni doonaan Wayna Aqbaleen Cabashooyinkii Asxaabta Mucaaradka Ee Deeganka Somalida

Qorahay Media


May be an image of 5 people and people standingMay be an image of 1 person and indoorMay be an image of 3 people, people standing, people sitting and indoor


Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .