Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 13, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Hoobiyayaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo la sheegay in ay ku hoobteen Degmooy…

Hoobiyayaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo la sheegay in ay ku hoobteen Degmooyinka Warta nabadda iyo Boordheere ee Banaadir.

4-Hoobiye ayaa la tilmaamay in gudaha Degmada Warta nabadda lagu duqeeyey, waxaana ay ku kala dhaceen suuqii hore Warta nabadda, Safaaradii hore ee Jarmalka iyo guryo kale oo dad rayid ah ay degan yihiin.

Gudaha warta nabadaa waxaa la xaqiijiyey geerida 2 qof , halka dhaawacana uu intaasi ka badan yahay. Sidoo kale Degmada Boondheere Hobiyayaal iyadaa iyaguna ku dhacay.

La soco wixii soo kordha.


May be an image of one or more people, people standing, road and tree


Shabelle Tv

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .