
Muuqaal baahiyayaasha Afka Xabishiga ah ku hadla iyo kuwa Dawlada Dhaxe ee Itoobiya ay leedahay ayaa baahiyay Muuqaalo layaab leh kuwaas oo lagu leeyahay waxaa Dalkeena Itoobiya Soo weeraray Alshabaab iyo
Ciidamada Soomaliya Kuwaasoo Raba inay sameeyaan Dawlad goboleed uuleeyahay Qabiilka Ciise !Ciidanka Xooga Gaarka ah ee Liyuu Polic ayaa Hawlgalo ay ku difaacayaan shacabka Gobolka Siti ka wada xuduud beenaadka Canfrata ay ku wareejisay Kooxdii TPLF Hawlgaladaas oo lagu difaacayo Shacabka Rayidka ah ee laga gubayo Aqaladoodii iyo hantidoodii
Hadaba sidaa Owgeed waxaa lagama maarmaan ah warkaas waxuu sharaf dhac ku yahay Sumacadeena iyo Qaranimadeena in Xooga gaarka ah maanta ay TV yada Dawladu ku Tilmaamaan Alshabaab Sidaa awgii waa in lagu Difaacaa saxafada Ciidanka Xooga gaarka ah ee Dalka
More Stories
WAR DEG DEG Xisyada Mucaaradka Deeganka Iyo Gudiga Doorashooyinka Itoobiya Oo …
TOOS: WARKA DUHUR EE KGS TV 21 04 2021
Faah faahinta Hobiyayaal goordhaw lagu duqeeyey Degmada Warta nabadda.