
Maamulka Degmada Dolow Somaliya, Ayaa Ka Qeyb Galay, Dhamaadka Tartan Ciyaareedka Kooxaha Heerka Kowaad, ee Ka Dhisan Degmada Dolow,
Ciyaartii Finaalka Ahayd Ayaa Galabta Waxay Dhaxmartay, Kooxaha Young Star
iyo SYL Kuwaasi oo Soo Bandhigay Ciyaar Weerar iyo Weerar Celis Ah,Daqiiqadihii Loogu Tala Galay Ayey Waxay Ku Dhamaatay, 0 iyo 0 Balse Gool Ku Laad Loo Sameeyey, Labadani Koxood Ayaa Waxaa Guusha 4 iyo 3 Ku Raacday Young Star,
#Youngstar 4 : 3 SYL
More Stories
WAR DEG DEG Xisyada Mucaaradka Deeganka Iyo Gudiga Doorashooyinka Itoobiya Oo …
TOOS: WARKA DUHUR EE KGS TV 21 04 2021
Faah faahinta Hobiyayaal goordhaw lagu duqeeyey Degmada Warta nabadda.