Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

April 21, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Jabahdda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya War Murtiyeed April 8, 2021 JWXO wa…

Jabahdda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya

War Murtiyeed

April 8, 2021

JWXO waxay ka xun tahay, dhibaatada soo noqnoqotay ee ka taagan xuduuda deegaannada Soomaalida & Canfarta, Saddexdii sano ee la soo dhaafay, maamulka Canfarta oo adeegsanaya ciidanka xoogga gaarka ah ee Canfarta, & maleeshiyaadka taabacsan, waxay ku mashquulsanayeen sidii loo dhibaatayn lahaa shacabka soomaaliyeed ee sida qasabka ah lagu hoos geeyey Maamulka Canfarta ayaga oo shacabka Somaliyeed ee degan Garbo ciise, Cadayle & Cundhuufo aan waxba laga waydiinin sida dhigayaan xeerarku

Waxaa cad in maamulka Canfartu uusan qarsanaynin damicisa ku salaysan dhulbalaadhsi & in uu helo deegaano dheeraad ah, mudo sadex sano ah… More


May be an image of text


Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?